Mudaharadka

                            Dhamaan umada soomaliyeed waxaa la ogeysinayaa in mudaaharaad uu kajiro wadanka Sweden qaasatan Stockholm, Hadaba matahay mid daneeya diinta, dhaqanka, magaca iyo luuqada soomaaliyeed waa in aad timaadaa mudaaharaadka kajiro stockholm tariikhdu markay kubeegantahay 14.01.2012 waa malinta Sabtida, waxaa laga mudaaharaadayaa shirkada ladhoho ''LUNDIN OIL'' ee shidaalka kasoo uruurisa Ogadenya, malintan ayaa waxaa iskugu yimaanayaan dhamaan shaqalaha shirkadan Lundin iyo dowlada Sweden waa 14ka bisha kowaad 2012. Waxaa muhiim ah qof walbo oo soomaali ah in uu kasoo qayb galo.14012012.jpg

 

 

               FARIIN: Dhamaan Ururka OYSU Sweden waxaa laga codsanayaa in aay wada yimaadaan mudaaharadkan waxaana loo baahanyahay in aad la timaado wax yaabaha hoos kuxusan:

 

Boorardhka ama calaamadaha tusinaya xasuuqa uu kuhayo gumeystuhu. Funaanadaha guduudan oo tusinaya dhiiga daadanaya. Funaanadaha aay kudaabacantahay OYSU. Xiliyaga uu dhici doono mudaaharadkan waxaa kala socon kartaa shabakadan OYSU SWEDEN adigoo soo booqanaya www.oysusweden.n.nu ama lasoo xirirraya taleefonada kuxusan shabakada qeybteeda ugu hoose.

Aad iyo aad ayaad umahadsatihiin.

Waxaa idiinsoo diyaariyay mudane Abdirauf

Wixii faahfaahin kusaabsan mudaaharadka nalasoo xiriir  adigoo buux buuxinaya formka hoos kuxusan.